(LIVE ) MAANHADAL: Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame

(LIVE ) MAANHADAL:  Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame

Barnaamijka Maanhadal ee radio Daljir ,waxaa maanta marti ku ah  Musharax madaxweyne Cali Xaaji Warme oo u taagan doorashada Puntland 2019ka.

Barnaamijka waxa uu idinkaga imanaya Istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ,waxaana soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan.

Hadaba hoos kusoo waydii su’aal si’uu kaaga jawaabo ama codkaaga kusoo duub whatsppka 00252906000009

Kadhegayso Radio Daljir Mobilekaaga adigoo lasoo degaya playstore-ka ama Appka Radio Daljir ama barta www.radiodaljir.com.

Musharax madaxwayne #Cali_Xaaji_Warsame ayaa marti ku ah barnaamijka #MAANHADAL ee Radio Daljir, hoos kusoo waydii su'aal si'uu kaaga jawaabo ama codkaaga kusoo duub whatsppka 00252906000009AminaLadan Mohamoud Abdi Ibrahim Ahmed Sh MaxamedTallman Jamal FarahAdanKadhegayso Radio Daljir Mobilekaaga adigoo lasoo degaya playstore-ka ama Appka Radio Daljir ama barta www.radiodaljir.com.

Posted by Radio Daljir on Thursday, November 8, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com