Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)

Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)

Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn … mid uu diir naxayn dadku doonayaan … nin diin leh baa dadka hagi karee!

Farriin siyaasadeed: Hoggaamiye daacad ah, han leh oo jeebkiisa ka weyn!

Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah, han leh oo jeebkiisa ka weyn!

Posted by Radio Daljir on Thursday, December 27, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Ali Osman Abdulle 5 years ago

    Nice information and thanks a lot, waxaan dadka ogeysiinayaa in website wax laga barto uu ku soo biiray wadankayna sharafta leh, website https://somapal.com/who-is-your-tribe-by-somali/ waxuu leeyahahay barnaamijka qaas ah midkaasoo ku tusi doonaa waxyaabo aadan ogeyn hada, fadlan nagu suu biira sida aad wax ugu fahamtaan barashada education online

  • Adeer bahashu kusoo boodo maahane nin wadanka wax u taray oo laga yaqaan ha la doorto. waxaa niyadayda kusoo dhacay 3 nin waxaana ukal taxayaaa sida ay ukala muxhiimsanyihiin.

    1: GAAS
    2:Awaare
    3: Juxa
    intaasba waa in layaqaan, wax qabadkooda iyo fakridohooda laakiin inta soo hartay lama yaqaan. Waxaa kusii adkayn lahaa in la doorto Gaas, Maadaama uu 5 sano oo barasho ah leeyahay.
    Waxaan kaloo ku talin lahaa in saxaafada daljir ay musuq iska dayso oo ninkaan cali xaaji ah oo alshabaabka puntland kusoo hogaamiyaay markuu haystay dakada bosaaso, taasna ay u horseeday dhimasho dad aad u badan.

    Qof dagan hala doorto, Cali Xaaji nin dagan maahan.

  • LAMA HAYO KAAS!.PL WAXAA IMAAN DOONA MID AAN LOO MALAYNAYN,DABADEEDNA…………../
    WAA TAYDA TA ILLAAHNA WAA MEEL!!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com