Barnaamijka Ganacsiga: Saamaynta shillin Soomaaliga ee ganacsiga

Barnaamijka Ganacsiga: Saamaynta shillin Soomaaliga ee ganacsiga

Kulan wanaagsan dhagaystayaal, kusoo dhowaada barnaamijka todobaadlaha ee ganacsiga ee Radio Daljir oo oo todobaadkiiba mar aad kala socotaan radio Daljir.

Barnaamijka waxaa uu idinkaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana kusoo qaadanaynaa dhibaatooyinka dhaqaale gaar ahaana shilin Soomaaliga iyo saamaynta ay ku yeelatay ganacsiga.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa kasoo jeedinaya Daljir Bossaso, hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com