Barakacayaal Horleh oo Gaaray Degmadda Galinsoor Galgaduud (dhegayso)

Barakacayaal Horleh oo Gaaray Degmadda Galinsoor Galgaduud (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degmada Galinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas ay gareen maalmihii ugu dambeyey qoysaas barakacayaal ah ,kuwaas oo ka imanayeey dowlad degaanka Somaalida ee Etoobiya.

Gudoomiyaha degmadda Galinsoor ee Gobalka Galgaduud Xirsi Muuse maxamad oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in qoysaaskaas dib u dajin ay u sameyeen ,taas oo ah wajigii labaad.

Hoos kadhegayso waraysiga Gudoomiyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com