Dibadbax Lagu Tageerayeey Go’aankii Dowladuu ka Gaadhay Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Muqdisho Kadhacay (dhegayso)

Dibadbax Lagu Tageerayeey Go’aankii Dowladuu ka Gaadhay Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Muqdisho Kadhacay (dhegayso)

Dibadbaxayaal ka kala yimid Degmooyinka gobalka Banaadir qaybo kamid ah ayaa maanta ku tageeray dowladda Go’aankii ay ugu wareejisay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhada ONLF.

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha oo Shuxuurtooda muujinayay ayaa waxa ay sheegeen in ay taagersan yihiin dowladda, isla markaana iyaga caburin lagu hayo sida ay sheegeen,waxay shegeen in Rasaas lagu furay shacabka.

Hoos kadhegayso codadka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com