HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, 28 Nov 2013, 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Ku dhowaad 10 qof oo ku dhintay dagaal gelinkii danbe ee maanta ka dhacay magaalada Taleex ee gobolka Sool, Boqorka Beelaha daarood Burahaan Boqor Muuse oo ka tacsiyeeyey dhibaada ka dhacday magaalada Taleex, Musharax Cali X Warsame oo Warsaxaafadeed ku cambaaareeyey dagaalka maanta ka dhacay Taleex, Maamulka Khaatumo oo markale Puntland ku eedaynaya dagaalada ka dhacay Taleex, Waxgarad ku sugan Boosaaso oo war saxaafadeed kasoo saaray dagaal ka dhacay Taleex, Puntland oo aan wali ka hadlin dagaaladaaasi, Dab khasaare geystey oo maanta ka kacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, Golaha Wasiiradda DF oo ansixiyey miisaaniyada 2014 xili mooshin uu kayaalo Xukuumadda, Sweden oo lagu qabtay aqoon siweydaarsi ku saabsan sidii dadka laga tirabadan yahay ay uga qayb gelilahaayeen siyaasadda Puntland .

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_02
Laamaha amniga gobolka Nugaal oo dad u soo qab-qabtay Qaraxii lagu laayay shaqaalaha QM
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.
Ku dhowaad 10 qof oo ku dhintay dagaal gelinkii danbe ee maanta ka dhacay magaalada Taleex ee gobolka Sool, Boqorka Beelaha daarood Burahaan Boqor Muuse oo ka tacsiyeeyey dhibaada ka dhacday magaalada Taleex, Musharax Cali X Warsame oo Warsaxaafadeed ku cambaaareeyey dagaalka maanta ka dhacay Taleex, Maamulka Khaatumo oo markale Puntland ku eedaynaya dagaalada ka dhacay Taleex, Waxgarad ku sugan Boosaaso oo war saxaafadeed kasoo saaray dagaal ka dhacay Taleex, Puntland oo aan wali ka hadlin dagaaladaaasi, Dab khasaare geystey oo maanta ka kacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, Golaha Wasiiradda DF oo ansixiyey miisaaniyada 2014 xili mooshin uu kayaalo Xukuumadda, Sweden oo lagu qabtay aqoon siweydaarsi ku saabsan sidii dadka laga tirabadan yahay ay uga qayb gelilahaayeen siyaasadda Puntland .
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: