Baahin: Khamiis 25 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buhodle

Puntland oo laga casuumey shirka New Deal oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya kana dhacaya dalka Belguim, Dagaalo xoogan oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed kala taabacsan masuuliyiin kawada tirsan maamulka gobolka Sh/Hoose oo ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Marka, UN Monitoring Group Oo Yusuf Indhacade iyo Gen. Goobanle ku eedeyey Qas-wadayaal dhibaato wadda, Beeraleyda Qaadka ee dalka Kenya oo sheegay inay 3 jibaari doonaan qaadka ay u dhoofiyaan dalka Soomaaliya, Xukuumadda Federalka oo sheegay in la joogtaynayo mushaharka ciidamada Dawlada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com