Baahin: Khamiis 22- August -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buhodle

Golaha Wasiiradda DF ee Soomaaliya oo warbixin amaanka ku saabsan ka dhegaystey Wasiirka arimaha gudaha & Amniga Qaranka, Midowga Afrika & Dawlada Denmark oo dhisme Iskuul tababar ku wareejiyey Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya, Ciidamada ammaanka Nugaal oo gacanta ku dhigay gadiid siday lacag been abuur ah, Hashiikii ay galeen maamulka ahlu sana iyo dawlada soomaalia oo qarka u saaran in uu burburo & Dawlada Federalka & Jubbland oo aan weli is afgaran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com