
Baarlamaanka Dawlada Federalka oo wax ka weydiiyey Wasaaradda arimaha dibada heshiisyo ay gashay, maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay dhacdoyinkii amaandaro ee Muqdisho ka dhacay, Muran xoogan oo ka dhextaagan Dawlada Federalka & Warbaahinta, Hawlgalo amaanka lagu sugayo oo laga sameeyey Kismaayo, Magaca gobolka Cusub ee Garadafu oo siweyn loo saluugey.?
FAALLOOYIN & FALCELIN