Axmed Madoobe oo shirka isga baxay kuna sii jeeda magaalada Kismaayo

Axmed Madoobe oo shirka isga baxay kuna sii jeeda magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa goor dhow lagu wadaa inay ka ambabaxaan magaalada Garoowe.

kaddib markii la sheegay inuu fashil ku dhamaaday shirkii dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ee muddo toddobaad ah ka socday Garoowe.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in madaxweyne iyo xukuymadiisu inay qaseen magaalada magaalada Kismaayo ayna kusoo daad gureeyo maleyshiyaad hubaysan iyo murashixiin Xamar lagasoo abaabulay.

Wuxuuna sheegay inaysan jirin sabab uu Garowe kusii joogo ama kusii socdo shirka Garwe iyadoo dowladd federalku weli hagar daamo ku wado maamulkiisa.

Diiwaanka warka radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com