Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

HomeWararka

Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa saakay la filayaa inay mar kalle ka bilaabato dawacadda ka dhan ah toban ruux oo loo haysto dilka iyo kufsiga gabadhii

faah faahin laga helayo dil ka dhacay Magaalada Muqdisho
Saraakiil ka goostay Somaliland oo ku dhawaaqay jamhad ka dhan xukuumadda Somaliland
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland?

Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa saakay la filayaa inay mar kalle ka bilaabato dawacadda ka dhan ah toban ruux oo loo haysto dilka iyo kufsiga gabadhii yarayd ee dareenkeedu qabsaday bulshada Caasho Ilyaas.

Qareenada u doodaya tobanka ruux ee eedaysanayaasha ah ayaa horay u codsaday in lasiiyo waqti ay kusoo diyaariyaan qodobada ay ku difaacayaan eedaysanayaasha.

Maxkamadda ayaa mar kalle saakay dib loogu celiyay eedaysanayaasha, waxaana la filayaa in gelinka hore uu soo gabagaboobo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: