Site icon Radio Daljir

Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa saakay la filayaa inay mar kalle ka bilaabato dawacadda ka dhan ah toban ruux oo loo haysto dilka iyo kufsiga gabadhii yarayd ee dareenkeedu qabsaday bulshada Caasho Ilyaas.

Qareenada u doodaya tobanka ruux ee eedaysanayaasha ah ayaa horay u codsaday in lasiiyo waqti ay kusoo diyaariyaan qodobada ay ku difaacayaan eedaysanayaasha.

Maxkamadda ayaa mar kalle saakay dib loogu celiyay eedaysanayaasha, waxaana la filayaa in gelinka hore uu soo gabagaboobo.

 

Exit mobile version