Mareykanka oo duqayntii labaad ee todobaadkan ku dilay afar ruux buuraha gobolka Bari

HomeWararka

Mareykanka oo duqayntii labaad ee todobaadkan ku dilay afar ruux buuraha gobolka Bari

  Duqaymaha xirka ee Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya todobaadkan ayaa lagu dilay 17- ka mid ah kooxaha Daacish, sida lagu sheegay war kaso

Sidee ku timid in Ahlusunna ay isaga baxaan Guriceel iyadoo saddax maalin gudaheed dhiigbadan uu ku daatay? (Waraysi)
Xildhibaanada labada Aqal oo Ansixiyay Habraaca wax ka bedelka Dastuurka
Barlamaanka Puntland oo Su’aalo waydiyaay Madaxda Wasaarada Howlaha Guud (dhegayso/Sawiro)

 

Duqaymaha xirka ee Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya todobaadkan ayaa lagu dilay 17- ka mid ah kooxaha Daacish, sida lagu sheegay war kasoo baxay militariga Mareykanka.

Taliska Afrika ee Mareykanka (AFRICOM) ayaa sheegay duqayntan oo ka dhanka ahayd kooxaha aragaxisada buuralayda Golis inay ku geeriyoodeen 13, ruux taasi oo dhacday 8dii bishaan May, waxaana duqayn kalle oo ku xigtay maalin kadib lagu dilay afar kalle.

AFRICOM ayaa sheegay inay xaqiijiyeen in wax khasaare uu soo gaarin dadka rayidka duqaymaha cirka ay wadaan.

Dadka deegaanada Camayra iyo Iskushuban ayaa sheegaya maalmihii lasoo dhaafay in la maqlayay qaraxyo iyo duqaymo xagga cirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: