Author: Xasan

1 71 72 73 74 75 509 876 / 6107 POSTS

Madaxweyne Qoorqoor oo Caawa ku hoyanaya Magaalada Guriceel

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa galabta gaaray Guriceel, maalin kaddib markii Ahlusuna ka baxday oo todobaadkan dagaal culus uu ku dhex mara [...]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Baladoogle

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Baladoogle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xirey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta D [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
JIGJIGA: Biyoxidheenkii (Gidhibka) oo gabi ahaanba gudhay (Warbixin)

JIGJIGA: Biyoxidheenkii (Gidhibka) oo gabi ahaanba gudhay (Warbixin)

Deegaano badan oo katirsan maamulka DDS ayaa laga soo sheegaya biyo l'aan AAD UDARAN, iyadoo biyoxidheenkii duleedka Jigjiga ee (Gidhibka) uu gabi aha [...]
Xildhibaanad Layla:  “Ninkii isoo doonan raba waa inuu iga soo doonto dhamaan xubnaha Ururkayga & dadkii isoo doortay,” (Waraysi)

Xildhibaanad Layla: “Ninkii isoo doonan raba waa inuu iga soo doonto dhamaan xubnaha Ururkayga & dadkii isoo doortay,” (Waraysi)

Ufayn: Xildhibaan Layla oo kusoo baxday xubnaha golaha deegaanka Ufayn "Shalay waxaan ahaa Leylo maanta waxaan ahay Xildhibaan Laylo, ninkii isoo doon [...]

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Mustafe Abiib. http [...]
Maxaa looga hadlay shirkii Amniga ee Boosaaso?

Maxaa looga hadlay shirkii Amniga ee Boosaaso?

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shir gudoomiyay shirka Amniga Magaalada Bosaaso kaas oo Maanta diirada lagu saa [...]

Xulashada Daljir Maxamed Ibraahin Geelle Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya wariye Maxamed Ibraah [...]
Ahlussan oo ka hadashay sababtii ay uga baxday Guriceel &  Halka ay hada joogaan

Ahlussan oo ka hadashay sababtii ay uga baxday Guriceel & Halka ay hada joogaan

Qoraal dheer oo uu soo saaray Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in uu aad uga xun yahay in magaalada Guriceel hub iyo ciidan Muqdish [...]
Bangiga Adduunka oo hakiyey gargaarkii uu siin jirey Sudan

Bangiga Adduunka oo hakiyey gargaarkii uu siin jirey Sudan

Bangiga Adduunka, ayaa hakiyey kaalmadii uu u fidin jirey Sudan, kadib markii ciidamada military-ga ee dalkani, ay afgambi kagala wareegeen dowladdii [...]
Wararkii ugu dambeyay ee xaalada Guriceel & Dadkii ka barakacay oo dib ugu soo laabtay

Wararkii ugu dambeyay ee xaalada Guriceel & Dadkii ka barakacay oo dib ugu soo laabtay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo muddo afar cisho ay ku dagaalamayeen ciidamada dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa haatan si caadi ah ku soo l [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garowe nooga daadihi [...]
1 71 72 73 74 75 509 876 / 6107 POSTS