Author: Xasan
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
SITTI (DDS): Barakacayaasha garbociise & Daruufaha haysta (Sawirro)
SITTI (DDS): Barakacayaasha garbociise & Daruufaha haysta.
-
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 96aad (dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Hadaba Taxanaha 96aad waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed. Dhegayso.
-
GARACAD, DEKEDDA GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY | SAFARKII 2aad
GARACAD, DEKEDDA GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY | SAFARKII 2aad | Safar Bossaso illaa Garacad & halku uu marayo dhismaha Dekedda Garacad 18 bilood kaddib safarkii hore ee Daljir u tagtay | Warbixintan waxaa soo jeedinay Mohamad Hassan Dhalo, muuqaalada waxaa Duubay Mohamud Jama
-
Beesha Caalamka oo soodhaweysay ayideyna doorashooyinkii Puntland
Beesha Caalamka ayaa si weyn u soodhoweeyey doorashadii ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl & Ufayn ee Puntland. Warsaxaafadeed wadajir ah ay soo saareen saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ka taageera dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha, horumarinta, & dawlad wanaagga ayaa lagu bilaabay: “Iyadoo si nabad ah ay ku soo idlaatay codbixintii iyo ku dhawaaqistii natiijada hordhaca ah…
-
MAANHADAL: Geedi socodka Dimuqraadiyaynta Puntland (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doonaa, Geedi socodka Dimuqraadiyaynta Puntland. Wariye Khadar Cawl ismaaciil ayaa soojedinaya.
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo.
-
Facebook Waxay Badaleysa Magaca Shirkada Iyagoo U Badalaya Meta
Maamulaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa sheegay in shirkadiisa dib loogu magacdaray Meta si ay isugu dayaan in ay qaataan aragtidooda dhabta ah ee mustaqbalka, waxa Zuckerberg ugu yeeray “metaverse.” Dadka shakiga leh ayaa tilmaamaya in ay sidoo kale u muuqato isku day lagu doonayo in lagu beddelo mawduuca Waraaqaha Facebook, oo ah dukumiintiyo sir ah…
-
Guddiga Doorashada oo shaaciyay Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka
Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237. Maanta oo jimco ah ayay bilaaban doontaa diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxnimo. Labada Kursi mid ka mid ah ay ayaa waxaa ku fadhiyay Xuseen Carab Ciise, kaasoo ah kursiga tirsigiisu yahay HOP239,…
-
Qoorqoor: “Cidna kama ogolaaneyno Culimada Hubeyasan in ay hub sharci daro ah ay ku heysato Galmudug”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed lala galo. Waxaa uu ugu baaqay culimada Ahlusunna ee hadda ku sugan deegaanka Bohol in ay hubka dhiggaan oo ay dhinac ka raacaan dadkooda. “cidna kama…
-
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Wararki ugu dambeeyay ee xaalada Suudaan & Lix Safiir oo shaqada laga ceyriyay
Militariga Suudaan ee haya talada dalkaasi ayaa shaqada ka ceyriyay lix safiir, waxaana ciidamada ammaanka ay xoojiyeen howlgallada ka dhanka ah dibadbaxayaasha dimuqraadiyad doonka ah, iyadoo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah ee ka dhanka ah afgambiga toddobaadkan. Go’aankan oo gelinkii dambe ee khamiista lagu shaaciyay warbaahinta dowladda, ayaa waxaa ka mid ahaa safiirrada Suudaan…