Author: Xasan

1 269 270 271 272 273 509 3252 / 6107 POSTS
Guddoomiyaha gobolka Mudug “Dad baa loo soo qabtay qaraxii caawa” (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Mudug “Dad baa loo soo qabtay qaraxii caawa” (daawo)

Cabdiladiif Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyeey qarax Bambaano oo caa [...]
Wacaal Darey ah: Qara khasaare geystay oo Gaalkacyo ka dhacay

Wacaal Darey ah: Qara khasaare geystay oo Gaalkacyo ka dhacay

Wararka naga soo garaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qaraxa xoogan uu goor dhawayd ka dhacay bartamaha magaalada. Wariyaha Daljir ee Gaa [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGA Haweenka Taxanaha 57aad | (daawo)

Daljir & BBCMA: BARAARUGA Haweenka Taxanaha 57aad | (daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Sidee haweenka ganacsiga haysta [...]
Musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre “Waxaan ka digayaa in dalka ay ka dhacdo doorasho aan heshiis lagu aheyn”

Musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre “Waxaan ka digayaa in dalka ay ka dhacdo doorasho aan heshiis lagu aheyn”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in shacabka ay walaac ka muujinayaan xaaladda siyaasadeed ee uu haatan dalka haa [...]
MAANHADAL: Doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo (daawo)

MAANHADAL: Doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo (daawo)

Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo, Magacaabista guddiga doorashada i [...]
Waa kuma wasiirka cusub ee arimaha dibada Soomaaliya loo magacaabay, Maxaan ka naqaan? (Akhriso)

Waa kuma wasiirka cusub ee arimaha dibada Soomaaliya loo magacaabay, Maxaan ka naqaan? (Akhriso)

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud wuxuu dhashay 1968-dii, isagoo ku dhashay magaalada Muqdisho, sannooyinkii u dambeeyey wuxuu la shaqeeyey Qaramada Midow [...]
Gantaalo markale lagu garaacay magaalada Bahir Dar ee Caasimadda ismaamulka Amxaarada.

Gantaalo markale lagu garaacay magaalada Bahir Dar ee Caasimadda ismaamulka Amxaarada.

Warbaahinta ku hadashay ismaamulka Amxaarada ayaa baahisay in xalay dhowr Gantaal lagu garaacay Magaalada Bahir Dar oo Caasimad u ah ismaamulkaas, ink [...]
Beesha Caalamka oo War kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

War-Saxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu sheegay inay si dhow ula Shaqeyn doonaan Madaxweynaha dooran ee Maaamulka Hir-Shabeelle, k [...]
Suxufiyiinta Garoowe oo lagu Tababarayo tabinta wararka laxiriira tacadiyada Jinsiga.

Suxufiyiinta Garoowe oo lagu Tababarayo tabinta wararka laxiriira tacadiyada Jinsiga.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa Tababar ku saabsan tabinta Rabshadaha ku salaysan tacadiyada Jinsiga ugu qabtay Garoowe in kabada 40 W [...]
Guddiga Fulinta DDS oo Maal & Maaliyad ku Taageeray Ciidamada Qaranka Itoobiya (daawo)

Guddiga Fulinta DDS oo Maal & Maaliyad ku Taageeray Ciidamada Qaranka Itoobiya (daawo)

Gudiga Fulinta DDS ayaa ansixiyey maanta 10 Milyan oo Birr ah iyo 200 oo neef oo geel ah in lagu taageero ciidamada Qaranka Itoobiya. Wararkaas iyo [...]
Muxuu salka ku hayaa khilaafka marxalada siyaasadeed ee Soomaaliya? (daawo)

Muxuu salka ku hayaa khilaafka marxalada siyaasadeed ee Soomaaliya? (daawo)

Muxuu salka ku hayaa khilaafka marxalada siyaasadeed ee Soomaaliya maanta? Maxay se tahay sababta ay Musharaxiitu u qaadacen guddiga doorashada? Su' [...]
Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)

Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)

Magaalada Nayroobi ee caasimada Keyna waxaa ka socda kulamo qarsoodi ah oo ay leeyihiin siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo qaar kamd ah madaxda maamul go [...]
1 269 270 271 272 273 509 3252 / 6107 POSTS