Guddiga Fulinta DDS oo Maal & Maaliyad ku Taageeray Ciidamada Qaranka Itoobiya (daawo)

Guddiga Fulinta DDS oo Maal & Maaliyad ku Taageeray Ciidamada Qaranka Itoobiya (daawo)

Gudiga Fulinta DDS ayaa ansixiyey maanta 10 Milyan oo Birr ah iyo 200 oo neef oo geel ah in lagu taageero ciidamada Qaranka Itoobiya.

Wararkaas iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ku dhawaaqay in ay dhammaatay muddo saddex maalmood ahayd ee loo qabtay maleeshiyada iyo ciidamada gaarka ah ee Tigreega.

kaga bogo warbixinta hoose

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com