Guddoomiyaha gobolka Mudug “Dad baa loo soo qabtay qaraxii caawa” (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Mudug “Dad baa loo soo qabtay qaraxii caawa” (daawo)

Cabdiladiif Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyeey qarax Bambaano oo caawa lagu tuuray ciidamo howlgal kujiray.

Khasaarah dhimashada ayuu sheegay in ay tahay hal qof oo shacab ah, halka marki hore aan ku sheegnay qofka dhintay in uu ahaa mid kamd ah askarta.

Qofka dhintay ayuu sheegay gudoomiyaha in uu kamdi ahaa ganacsatada magaalada.

Guddoomiyaha waxa uu Daljir usheegay in dad lagu tuhunsan yahay qaraxa la soo qabtay.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com