Author: Xasan

1 229 230 231 232 233 509 2772 / 6107 POSTS
Cumar Cabdirashiid: “Marxalada uu dalku marayo waa tii ugu xumeyd ee soo marta Soomaaliya”

Cumar Cabdirashiid: “Marxalada uu dalku marayo waa tii ugu xumeyd ee soo marta Soomaaliya”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa walaac ka muujiyay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan d [...]
Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur: “Markale waxa aan soo jeedinay in xayiraadihii lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno”

Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur: “Markale waxa aan soo jeedinay in xayiraadihii lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno”

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska Cuudrka safmareenka ah ee [...]
Qodobada looga hadli doono kulanka Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha (Akhriso)

Qodobada looga hadli doono kulanka Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa maanta oo Isniin ah ku kulmaya magaalada Muqdisho, iyad [...]
Kulan Bulsheedka Degmada Badhan & Masuuliyiinta Dowladda (Isbarbardhig 2021 & 2020)

Kulan Bulsheedka Degmada Badhan & Masuuliyiinta Dowladda (Isbarbardhig 2021 & 2020)

KULAN BULSHEED BADHAN: Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? Waa isbarbadhig 2020 iyo 2021. Maxaa isbadalay? Maxaa loo baahanyahay [...]
BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan?

BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan?

MAAMUL WANAAGGA & DOORKA BULSHADA: Mowduucan kulan bulshadka Badhan iyo Maamulka ayaa ahaa: "Sidee baa maamulka iyo bulshada u wada shaqeyn karaan [...]
Nin ka mid ah soddomeeyo dhallinyaro ah oo maraykanka ugu xiran burcad- badeednimo (dhegayso)

Nin ka mid ah soddomeeyo dhallinyaro ah oo maraykanka ugu xiran burcad- badeednimo (dhegayso)

Xilligii xeebaha Soomaaliya ay ka dillaacday burcad-badeeda afduubata maraakiibta iyo dooniyaha ganacsiga ee goosha biyaha caalamiga ah, waxaa jiray d [...]

MAANHADAL: HESHIISKA MIDOWGA MUSHARAXIINTA IYO XUKUUMADA (daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doonaa, Heshiiska Midowga Mu [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos kaga bogo. https:// [...]
Madaxweynaha Waqtigiiso dhamaaday ee Soomaaliya  oo ka hadlay heshiiskii Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul wasaare Rooble

Madaxweynaha Waqtigiiso dhamaaday ee Soomaaliya oo ka hadlay heshiiskii Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul wasaare Rooble

Madaxweynaha Waqtigiiso dhamaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Mushar [...]
Beesha caalamka oo war kasoo saartay heshiiskii ay gaareen Dowlada Federalka iyo Midowga Musharaxiinta (Akhriso)

Beesha caalamka oo war kasoo saartay heshiiskii ay gaareen Dowlada Federalka iyo Midowga Musharaxiinta (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiska, waxaana ay ku tilmaamtay heshiiskaasi tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday, uun [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Midowga Musharaxiinta oo Beesha Caalamka  u gudbiyay qoraal cabasho ah (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta oo Beesha Caalamka u gudbiyay qoraal cabasho ah (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta ayaa hadda shir dhanka qadka Zoomka kula leh Wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+, iyagoo ka wada hadlaya is mari waaga s [...]
1 229 230 231 232 233 509 2772 / 6107 POSTS