Author: Xasan
-
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.
-
Amaanka Boosaaso oo aad loo adkeeyay iyo cabsi laga qabo Dibadbaxyo rabshado wata (dhegayso)
Kulan ay laamaha amniga ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa loo ga hadlay amniga magaalada iyo sidii looga hor tagi lahaa dibadbaxyo ay abaabulayaan dad taageero umuujinaya dowladda mudo-xileedkedu dhamaada ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. wariyaha Daljir ee Boosaaso Maxamed Qaal ayaa warbixintan kadiyaariyay.
-
Waa sidee xaalada deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag? (dhegayso)
Wararka naga soo gaaraya deegaanada Shidan iyo Waqaderiya ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhexeysa maamulka Soomaaliland iyo dadka deegaanka oo iska difaacaya. Maleyshiyaadka Soomaaliland ayaa deegaanka ka geytstay Dhil, Dhac, iyo boob hantiyeed. Guuddoomiyaha deegaanka Shidan Faarax Maxmuud Maxamed Faarax (Lagagardaranyahay) ayaa Daljir uga waramaya xaalada deegnaaka iyo…
-
Muqdisho: Midowga Musharaxaiinta iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku kulmaya Garoonka Aadan Cadde, Waa maxay qodobada miiska saaran? (Akhriso)
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xubnaha midowga Musharaxiinta ayaa maanta umadalsan in ay kulan ku yeeshaan Hotel-kuyaala Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cade. Ergada waan waanta ka dhex waday labada dhinac ayaa hordhigay Ra’iisul Wasaaraha saddex qodob oo kala ahaa:- 1- in la cambaareeyo, raalli gelina laga bixiyo wixii dhacay 19 Febraayo 2- in bannaan baxa la…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 17aad)
Barnaamjka maanta waxa uu ku saabsan yahay, Soo labakacleynta cudurka Covid-19 iyo dadaalada lagu xakamaynayo. wariye Xasan Heykal ayaa soojeedinaya. Dhegayso. Daawo. wariye Xasan Heykal ayaa soojeedinaya.
-
Xildhibaano baaq udiray DFS (dhegayso)
Xildhibaan Aadan Kaladire oo kamd ah Xildhibaanada Aqalka Sare kana soo jeeda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa dowladda ugu baaqay in gurmay ay ufidiso ddakii ay AL-shabaab ku xasuuqday deegaanka Yaaqa -Bariweyne. “Alshabaab waxay gubeen 21 tuulo oo dhaca xadka ay wadaagaan Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Waxay barakaciyeen dadkii daganaa, waxayna dhaceen xoolahooda ayauu yiri Xildhibaanka.…
-
FALANQEYN: Soomaaliya sidee uga dhici kartaa doorasho loo dhanyahay? (dhegayso)
Xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ayaa cakiran, waxaana wali aan xal laga gaarin khilaafka u dhexeeya dowladda, Mursharaxiinta iyo maamul goboleedyada qaar. Hadaba si aan u falanqeyno arimahan waxaan waraysanay siyaasi Xuseen khaliif xaaji oo kamid ahaa musharixiimtii utartamay xilka madaxwaynaha dalka Soomaalia 2012kii. wariye Farateeb ayuu uwaramay.
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xasan Jeylaani Xasan Heykal. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.
-
Waan Waan laga dhex waday Ra’iisul Wasaaraha xilka haya iyo Musharaxiinta oo guuldareystay
Shir lagu dhex-dhaxaadinayay Musharaxiinta dalka & siihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuldaro kusoo dhamaaday. Shirka ayaa waxaa garwadeen ka ahaa Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor iyo xubno kale. Xubnaha uu horkacayay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa waday sidii ay u kulmi lahaayeen Midowga…
-
Puntland oo shuruudo ku xirtay ka qeyb galka shirka wadatashiga Qaran ee Muqdisho (Akhriso)
Dowladda Puntland ayaa soo saartay qoraal ka kooban 3 bog oo lagu qoray Afka Ingiriisiga, kaasoo loo diray Beesha Caalamka, waxaana qoraalkan uu ahaa shuruud ay ku xirtay ka qeyb galka shirka wadatashiga Qaran ee looga hadlayo hirgelinta iyo dhameystirka heshiiskii doorashada ee September 17-2020. Shuruuda ayaa ka dambeeyay, kaddib markii shalay wafdi ka socda…