Author: Xasan

1 231 232 233 234 235 509 2796 / 6107 POSTS

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso, wa [...]
Warka Caweysin & Wariyeyaasheena Ficli Burkud Dhiidhi & Jaamac Qooryare oo kusugan Daljir Sanaag (dhegayso)

Warka Caweysin & Wariyeyaasheena Ficli Burkud Dhiidhi & Jaamac Qooryare oo kusugan Daljir Sanaag (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo oo ay si wadajir ah usoo jeedinayaan caawa Ficli Burkud iyo Wariye Jaamac Qooryare oo ku sugan Daljir Sanaag. https://s [...]
Beesha Caalamka: “Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, Siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka waa in ay degdeg u kulmaan”

Beesha Caalamka: “Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, Siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka waa in ay degdeg u kulmaan”

Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay ugu baaqeen dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo [...]
Wasiir Xundubey: “Dibaxbax ka dhaca Muqdisho iyo gobolada dalka waa mamnuuc, hanoqdo mid lagu taageerayo mucaaradka ama dowladda” (dhegayso)

Wasiir Xundubey: “Dibaxbax ka dhaca Muqdisho iyo gobolada dalka waa mamnuuc, hanoqdo mid lagu taageerayo mucaaradka ama dowladda” (dhegayso)

Wasiirka amniga DFS Xasan Xundubey oo maanta kula hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay ineysan dowladda wax caburin ah ku haynin mucaaradka, balse [...]
Amniga magaalada Boosaaso oo aad loo adkeeyay

Amniga magaalada Boosaaso oo aad loo adkeeyay

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa kasocda howlgalo lagu xaqiijinayo aminiga magaalada. Ciidamada ayaa baaritaan ku sameynaya g [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]

Mareykanka oo war kasoo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya

Sii hayaha Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay, Richard Mills, ayaa sheegay in soo jeedinta guddigii ka koobnaa 14-ka xubnood ay si cad u [...]
Muqdisho: Ciidamada Amniga oo fashilay qarax uu is kusoo xiray qof naftii halige ah

Muqdisho: Ciidamada Amniga oo fashilay qarax uu is kusoo xiray qof naftii halige ah

Ciidamada Amniga ee Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay nin watay waxyaabaha qarxa oo doonayay inuu isku xiray maqaayad ku taala Mogadishu Mall ee [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Garowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Garowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Garowe , waxaana idiin d [...]
Safiirkii dalka Talyaaniga oo lagu dilay Congo

Safiirkii dalka Talyaaniga oo lagu dilay Congo

Safiirkii ufadhiyay dowladda Talyaaniga dalka Congo Amb luca Attanasio ayaa lagu dilay magalaada lagu magacaabo Kanyamahooro oo kutaala bariga dalka J [...]
1 231 232 233 234 235 509 2796 / 6107 POSTS