Amniga magaalada Boosaaso oo aad loo adkeeyay

Amniga magaalada Boosaaso oo aad loo adkeeyay

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa kasocda howlgalo lagu xaqiijinayo aminiga magaalada.
Ciidamada ayaa baaritaan ku sameynaya gaadiidka iyo dadka shacabka ah.

Howlgalkan ayaa ah mid ay Puntland uga hortagayso in ay magaaladaasi ka dhacaan bannaabaxyo looga soo horjeedo Qudbadii madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, banaanbaxyadaas oo ay ka dhalan karaan qalalaase, fowldo, hantida shacabka oo laboobo iyo waddoyinka oo taayaro lagu gubo.

Xasan Heykal, Daljir Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com