Wasiir Xundubey: “Dibaxbax ka dhaca Muqdisho iyo gobolada dalka waa mamnuuc, hanoqdo mid lagu taageerayo mucaaradka ama dowladda” (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Xundubey: “Dibaxbax ka dhaca Muqdisho iyo gobolada dalka waa mamnuuc, hanoqdo mid lagu taageerayo mucaaradka ama dowladda” (dhegayso)

Wasiirka amniga DFS Xasan Xundubey oo maanta kula hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay ineysan dowladda wax caburin ah ku haynin mucaaradka, balse iyadoo laga fikirayo badqabka bulshada ay dowladdu doorbiday in aan ladhigin wax dibadbax ah oo lagu taageerayo mucaaradka iyo dowladda. Dhegayso.

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera Al-Shabaab.

Wasiirka amniga DFS Xasan Xundubey oo maanta kula hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay ineysan dowladda wax caburin ah ku haynin mucaaradka, balse iyadoo laga fikirayo badqabka bulshada ay dowladdu doorbiday in aan ladhigin wax dibadbax ah oo lagu taageerayo mucaaradka iyo dowladda.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: