Author: Xasan

1 216 217 218 219 220 509 2616 / 6107 POSTS
Xildhibaan Maxamed Cumar:  “Ajandihii maanta waxaa lagu hoos qarinayay muddo kororsi”

Xildhibaan Maxamed Cumar: “Ajandihii maanta waxaa lagu hoos qarinayay muddo kororsi”

Xildhibaan Maxamed Cumar oo katirsan baarlmaanka Soomaaliya ayaa sheegay in kulankii maanta uu ahaa mid lagu doonayay muddo kordhin loo sameeyo madaxd [...]
Xildhibaan Sahro: “Sharci jabin ayaa la sameeyay oo dhan walba ah ” (daawo)

Xildhibaan Sahro: “Sharci jabin ayaa la sameeyay oo dhan walba ah ” (daawo)

Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in sharci jabin ay sameeyeen maanta Xildhibaanadii fowdada ka bilaabay [...]
GAROWE: CABITAANLAHA WAREEGA (daawo)

GAROWE: CABITAANLAHA WAREEGA (daawo)

Wariye Cabdiqani Faantaastig ayaa Maxamed Maxamuud oo suuqa Inji ee Garoowe ku wareejiya Cabitaanka warbixintan ka diyaariyay. https://www.youtube [...]
PUNTLAND: Talaalka cudurka Covid -19 oo la daah furay (daawo)

PUNTLAND: Talaalka cudurka Covid -19 oo la daah furay (daawo)

“Talaalka oo ah wajiga koowaad kana kooban 40,000 Dos ayay sheegtay wasaarada caafimaadka Puntland in loogu talagalay ilaa 40,000 oo qof oo reer Puntl [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
BIYO LA’AAN SOO FOODSAARTAY DADKA XOOLO DHAQATADA AH EE KU NOOL DEGMADA HAROORAYS EE DDS (daawo)

BIYO LA’AAN SOO FOODSAARTAY DADKA XOOLO DHAQATADA AH EE KU NOOL DEGMADA HAROORAYS EE DDS (daawo)

Biyo la'aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa degmada Haroorays ee Gobolka Faafan iyo Tuulooyinka hoos yimaada, kadib markii uu go'ay Ceelkii Riiga ahaa [...]
MASAR: 32 Qof oo ku dhintay shil Tareen

MASAR: 32 Qof oo ku dhintay shil Tareen

32 qof ayaa ku dhimatay 66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka Masar . Sida ay sheegtay wasaarada caafimaad [...]
Wacaal Darey ah: Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Garoowe oo isku dhexdiley Xabsiga Dhexe ee Garoowe

Wacaal Darey ah: Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Garoowe oo isku dhexdiley Xabsiga Dhexe ee Garoowe

Maxbuus ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Garoowe ayaa la sheegay inuu isku dhexdiley xabsiga dhexe ee Garoowe. Maxbuuskan oo magaciisa lagu sheegay Cali aya [...]
MAANHADAL: Ismariwaaga siyaasadeed ee Soomaaliya,  Hakadka Wadahadalo socdey iyo welwelka dadweynaha Soomaaliyeed (dhegayso)

MAANHADAL: Ismariwaaga siyaasadeed ee Soomaaliya, Hakadka Wadahadalo socdey iyo welwelka dadweynaha Soomaaliyeed (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadlayno  Ismariwaaga siyaasadeed ee Soomaaliya, Haka [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundclou [...]
Maxaa looga hadlayaa  Shirka Muqdisho ee u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada ?

Maxaa looga hadlayaa Shirka Muqdisho ee u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada ?

Magaalada Muqdisho waxaa ku shiraya maanta madaxda shanta maamul goboleed ee dalka Soomaaliya, kuwaas oo ka arinsanaya  khilaafka ka taagan doorshada [...]
Kiisaskii u dambeeya ee cudurka Covid-19 ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Kiisaskii u dambeeya ee cudurka Covid-19 ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaali ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha. Tirada 24 saac ee ugu dambaysay l [...]
1 216 217 218 219 220 509 2616 / 6107 POSTS