Xildhibaan Maxamed Cumar: “Ajandihii maanta waxaa lagu hoos qarinayay muddo kororsi”

Xildhibaan Maxamed Cumar:  “Ajandihii maanta waxaa lagu hoos qarinayay muddo kororsi”

Xildhibaan Maxamed Cumar oo katirsan baarlmaanka Soomaaliya ayaa sheegay in kulankii maanta uu ahaa mid lagu doonayay muddo kordhin loo sameeyo madaxda uu xilku ka dhamaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com