Xildhibaan Sahro: “Sharci jabin ayaa la sameeyay oo dhan walba ah ” (daawo)

Xildhibaan Sahro: “Sharci jabin ayaa la sameeyay oo dhan walba ah ” (daawo)

Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in sharci jabin ay sameeyeen maanta Xildhibaanadii fowdada ka bilaabay hoolka baarlmaanka.

Waxa ay sheegatay in maanta isbaaro loo dhigay goobtii ay fadhiyeen guddoonka baarlmaanka.
Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com