Kiisaskii u dambeeya ee cudurka Covid-19 ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Kiisaskii u dambeeya ee cudurka Covid-19 ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaali ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1089

Laga Helay: 133

Somaliland: 78

Jubbaland: 27

Banadir: 21

Hirshabelle: 4Kofurgalbeed: 3

Lab: 92

Dhedig: 41

o Dhimasho: 8 ( Somliland: 6, Banadir:1, Konfurgalbeed:1)

o Bogsashada: 29

Tirada Guud ee Laga Helay: 10,664

Bogsashada Guud: 4,634

Dhimashada Guud: 471

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com