Wacaal Darey ah: Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Garoowe oo isku dhexdiley Xabsiga Dhexe ee Garoowe

Wacaal Darey ah: Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Garoowe oo isku dhexdiley Xabsiga Dhexe ee Garoowe

Maxbuus ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Garoowe ayaa la sheegay inuu isku dhexdiley xabsiga dhexe ee Garoowe. Maxbuuskan oo magaciisa lagu sheegay Cali ayaa saddexdii bishan Maarso 2021 Maxkamad Ciidan ku ridey xukun 10 sano oo xabsi ah iyadoo lagu eedeeyey inuu ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab.

Ninkan ayaa laga qabtay Garoowe saddex bilood kahor xilli uu ka soo degey Gagida Diyaaradaha ee Garoowe lana sheegay inuu usii gudbi lahaa magaalada Boosaaso.

Laamaha ammaanku kama hadlin geerida maxbuuskan iyo sababta keentay inuu gacantiisa isku khaarajiyo.

Faahfaahin dheeraad ah kala soco warbaahinta Daljir.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com