Author: Xasan

1 218 219 220 221 222 509 2640 / 6107 POSTS
BARNAAMIJKA MUUQAALKA BULSHADA: HESHIISKA DFS IYO CABDIRSHIID JANAN, MUXUU KA DHIGAN YAHAY? (dhegayso)

BARNAAMIJKA MUUQAALKA BULSHADA: HESHIISKA DFS IYO CABDIRSHIID JANAN, MUXUU KA DHIGAN YAHAY? (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Saamaynta ay bulshada ku leeyihiin xanuunada Dheefshiidka & Uurkujirta (daawo)

Saamaynta ay bulshada ku leeyihiin xanuunada Dheefshiidka & Uurkujirta (daawo)

Dr. Maxamed Cabdixamiid oo ah khabiir caafimaad oo ka shaqeeya cusbitaalada ugu waaweyn Turkiga kuna xeel dheer dhamaan xanuunada Dheefshiidka &am [...]
BIDAARTII IYO TIMAHA DAATA OO XAL LOO HELAY (daawo)

BIDAARTII IYO TIMAHA DAATA OO XAL LOO HELAY (daawo)

BIDAARTII IYO TIMAHA DAATA OO XAL LOO HELAY .7784110 Halkan kagabogo. https://www.youtube.com/wa [...]
Faahfaafin: Hoobiyeyaal lagu garaacay Teendhada Afisyoone oo ay ku shirayaan DFS iyo qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Faahfaafin: Hoobiyeyaal lagu garaacay Teendhada Afisyoone oo ay ku shirayaan DFS iyo qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Hoobiyeyaal ayaa lagu soo tuuray saaka xerada ciidamada cirka ee Afisyoone oo uu goor dhawayd tagay  Maxamed Cabadilahai Farmaajo sida uu kusoo warama [...]
Amnesty International: “Cabdirashiid Janan waa in caddaaladda la hor keenaa”

Amnesty International: “Cabdirashiid Janan waa in caddaaladda la hor keenaa”

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caddaaladda horgeyso Cabdirashiid Janan oo maa [...]
Shirka Muqdisho, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka  (Akhriso)

Shirka Muqdisho, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka (Akhriso)

Madaxweyneyaasha Dowladgoboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Juballand ayaa lagu wadaa maanta inay kula kulmaaan magaalada [...]
IMAANSHAHA WASIIR JANAN EE BELEDXAAWO & DOOLOW (daawo)

IMAANSHAHA WASIIR JANAN EE BELEDXAAWO & DOOLOW (daawo)

Maanta degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaa lagu soo dhaweeyey wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur 'Janan', kadib [...]
BASADIIR mise Hon Farhan Diraac: Qosol & Madadaalo (daawo)

BASADIIR mise Hon Farhan Diraac: Qosol & Madadaalo (daawo)

Hon Farhan Diraac oo loo yaqaano Basadiir wuxuu sameeyaa muuqaalo dadku aad ugu qoslaan ahna riwaayado gaagaaban oo ay sameeyan majaajilaystayal Afrik [...]
Xanuunka suuxdimaha oo halis badan Datoorka weydii oo xalkiisa hel (daawo)

Xanuunka suuxdimaha oo halis badan Datoorka weydii oo xalkiisa hel (daawo)

Ma taqanaanaa xanuunka suuxdimaha oo ah mid halistiisa leh ah? Haddaba waxaa laguu hayaa xal ee la soo hadal Dr. Bilaal Yuunas oo ah khabiir caafimaad [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxma [...]
1 218 219 220 221 222 509 2640 / 6107 POSTS