BARNAAMIJKA MUUQAALKA BULSHADA: HESHIISKA DFS IYO CABDIRSHIID JANAN, MUXUU KA DHIGAN YAHAY? (dhegayso)

HomeWararka

BARNAAMIJKA MUUQAALKA BULSHADA: HESHIISKA DFS IYO CABDIRSHIID JANAN, MUXUU KA DHIGAN YAHAY? (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Safiyo Yaasiin: “Hadafka Somaliland ee Sool waxa uu lamid yahay kii gumeystaha” (dhegayso)
Nabadoon Xaarin: “20 Sano dowladda fadaraalka isma haysan karno ee aan goosano”
Arrimaha Siyaasadda Dibadda (Qormo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay, hwshiiska Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland iyo DFS.

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0