Safiyo Yaasiin: “Hadafka Somaliland ee Sool waxa uu lamid yahay kii gumeystaha” (dhegayso)

HomeWararka

Safiyo Yaasiin: “Hadafka Somaliland ee Sool waxa uu lamid yahay kii gumeystaha” (dhegayso)

Marwo Safiyo Yaasiin oo kamid ah aqoonyahanka Puntland ee dalka Mareykanka, ahna dadka falaanqeeya siyaasadda dalka ayaa ku tilmaantay hadafka Somalil

QARDHO: Gudiga Gurmadka oo dhaqaale lagu wareejiyeey
RW khayre oo Qaabilay Safiirada Sweden Iyo Norway (Daawo)
Madaxweyne Deni oo Qardho ka codeeyay (SAWIRRO)

Marwo Safiyo Yaasiin oo kamid ah aqoonyahanka Puntland ee dalka Mareykanka, ahna dadka falaanqeeya siyaasadda dalka ayaa ku tilmaantay hadafka Somaliland ee ku wajahan gobolka Sool in uu la mid yahay hadafkii ay wateen gumeystihii muddo kahor dalka laga xoreeyey.

Aqoonyahan Safiyo ayaa intaas ku dartay in ay ku kalsoontahay in Puntland oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Gaas ay ka miradhalin doonaan qorshaha lagu xoraynayo gobolka Sool ayna tahay in dhammaan dadka reer PL iyo guud ahaan dadka Somaliyeedba ay garab istaagaan maamulka, si looga hortago kuwa gumeystaha u adeegaya.

Marwo Safiyo Yaasiin waxa ay u warrantay Axmed Sh Max’ed Tallman oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: