MASAR: 32 Qof oo ku dhintay shil Tareen

MASAR: 32 Qof oo ku dhintay shil Tareen

32 qof ayaa ku dhimatay 66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka Masar .

Sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka labo tareen oo aan xoog u socon ayaa isku dhacay iyagoo maraya magaalada Sohag

Shaqaalaha gurmadka deg dega ah oo wata 36 ambalaas ayaa gaaray goobta iyagoo la tacaalaya xaalada dadka dhaawaca ah .

Wasaarada caafimaadka waxay sheegtay in qasaaraha uu intaa ka badan karo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com