Siyaasi Daahir Geele oo Arrimaha doorashooyinka ka hadlay

HomeWararka

Siyaasi Daahir Geele oo Arrimaha doorashooyinka ka hadlay

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay dadaallada ay waddo beesha Caalamka ee lagu doonaayo in dalka ay ka dhacdo doorasho aan a

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada dhahar (Daawo)
Xasan Sheekh: “Nin Caraysan oo ciillan ummad ma hoggaamiyo” (daawo)
Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso ka saaray maleeshiyadii ku sugnaa

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay dadaallada ay waddo beesha Caalamka ee lagu doonaayo in dalka ay ka dhacdo doorasho aan aheyn hal dhinac ee lagu wada qanacsan yahay.

Mudane Daahir waxaa uu sheegay in Musharaxiinta ay soo dhaweynayaan ayna juhdi ku bixin doonaan dadaal kaste oo ku saabsan doorashooyinka si dalka looga saaro jahwareerka siyaasadeed.

Waxaa uu ugu baaqay Shacabka in aysan niyadjabin ayna taageeraan dadaallada socda.

War kasoo baxay Musharax Daahir Geelle ayaa siddaan u qornaa:

Waxaan si dhaw ula soconnaa, bogaadinayaana dadaallada ay saaxibbada Soomaaliya ku bixinayaan in xal laga gaaro ismariwaaga arrimaha doorashooyin.

Haddaanu nahay qeybaha kala gadisan ee siyaasadda dalka ( XFS, DGs iyo Midowga Murashaxiinta )

Waxaa nala siman in aan u hoggaansanno himilada dadkeenna ee ah nabad, wadahadal iyo doorashooyin xor iyo xalaal tixgalinno dadaalka saaxiibada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: