Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso ka saaray maleeshiyadii ku sugnaa

Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso  ka saaray  maleeshiyadii ku sugnaa

Maleeshiyadii hubaysnaa ee malmahan ku sugnaa magaalada Bosaso ayaa isagay baxaymaanta, kadib markii isfahan waagii ka taagnaa magaalada lagu dhammeeyey wada hadal .

Ciidamadan ayaa waxaa sii galbiyay Issimada iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawladd oo uu hogaaminayay guddoomyaha gobolka Bari Cabdisamad Abwaan si aysan isugu dhicin ciidamadii ku sugan inta u dhaxeysa Bosaso iyo degmada Carmo.

Arrintan ayaa meesha ka saaraysa cabsi laga qabay dagaal ka dhaca magaalada Bosaso oo maalmihii ugu dambeeyey ay ku soo qul-qulayeen ciidamo.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
Daljir kala soco waraysiyo arintan ku saabsan iyo waxa lagu heshiiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com