Author: MCI

1 56 57 58 59 60 220 696 / 2631 POSTS
Bossaso: Al-shabaab iyo Daacish oo dagaal khasaare gaystay uu ku dhexmaray bariga Bosaso

Bossaso: Al-shabaab iyo Daacish oo dagaal khasaare gaystay uu ku dhexmaray bariga Bosaso

Dagaal gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanada Shimbiro iyo Miiraalle oo  15km iyo 25km dhanka bari uga beegan maga [...]
Maxkamad ku taala Muqdisho oo xukun ku riday wasiir katirsanaa dowladda

Maxkamad ku taala Muqdisho oo xukun ku riday wasiir katirsanaa dowladda

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u fariisatay garmaqalka wasiir kuxigeenkii arrimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Muqtaar Mahad Daa’uud, [...]
Madaxwayne ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka

Madaxwayne ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka

Madaxwaynaha Ciraaq Berhaam Saalix ayaa ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka, isagoo fulinaya sharciga dalkiisa ee dhigaya madaxwaynaha inuu wadan b [...]
Wasiirka Howlah Guud DF “Waxaan iska casilay xilkayga maadaama faragalin lagu hayo Koonfur Galbeed”

Wasiirka Howlah Guud DF “Waxaan iska casilay xilkayga maadaama faragalin lagu hayo Koonfur Galbeed”

Wasiirkii howlaha guud ee dowladda faderaalka Soomaaliya Cabdifitaax Ibraahim Geeseey ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay dowladda, waxa [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

Wasiirka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada [...]
Musharixiinta Koonfur Galbeed oo khudbadahooda jeedinaya (dhegayso)

Musharixiinta Koonfur Galbeed oo khudbadahooda jeedinaya (dhegayso)

Musharixiinta doorashada madaxwayne ee Koonfur Galbeed ayaa maanta bilaabay soo bandhigga wax qabadkooda haddii ay ku guulaystaan doorashada Koonfur G [...]
Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Amiirka Qatar oo kulmay

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Amiirka Qatar oo kulmay

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xaamid, waxaana kulanka [...]
Xaaladda Baydhabo

Xaaladda Baydhabo

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ka dhalatay xariga Mukhtaar Roobow ee dowladda Soomaaliya. Dhalinyaro taageersa [...]
Maxaa kajira guddigii doorashada Koonfur Galbeed inuu iscasilay? (Akhriso)

Maxaa kajira guddigii doorashada Koonfur Galbeed inuu iscasilay? (Akhriso)

Warqoraal ah oo kasoo baxday guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay waxba ka jirin warqad lagu faafiyay baraha bulsh [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce  ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos ka dheg [...]
MAANHADAL: Mowshinka baarlamaanka  iyo xiisadda xariga Abu Mansuur (dhegayso)

MAANHADAL: Mowshinka baarlamaanka iyo xiisadda xariga Abu Mansuur (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee Jimcaha Radio Daljir ayaa lagu lafa guray maanta mowshinka baarlamaanka ay kasoo gudbiyeen madaxwaynaha dowladda faderaalka i [...]
1 56 57 58 59 60 220 696 / 2631 POSTS