MAANHADAL: Mowshinka baarlamaanka  iyo xiisadda xariga Abu Mansuur (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Mowshinka baarlamaanka iyo xiisadda xariga Abu Mansuur (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee Jimcaha Radio Daljir ayaa lagu lafa guray maanta mowshinka baarlamaanka ay kasoo gudbiyeen madaxwaynaha dowladda faderaalka i

Maanhadal: Muranka Dekedda Bossaso iyo Khilaaf Weli Taagan (dhegayso)
MAANHADAL: Dib u dhaca Doorashadda Soomaaliya (dhegayso)
Dhagayso Barnaamijka Maanhadal Dood Kulul oo ku saabsan Xaaladda Xaquuqul Aadanaha Puntland.

Barnaamijka Maanhadal ee Jimcaha Radio Daljir ayaa lagu lafa guray maanta mowshinka baarlamaanka ay kasoo gudbiyeen madaxwaynaha dowladda faderaalka iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo iska soo horjeeda, docda kalle xarigii Abuu Mansuur ayaa abuuray xiisad kasoo cusboonaatay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa barnaamijka inoo soo jeedinaya, waxaana kaqaygalaya aqoonyahano iyo dhagaystayaasha radio Daljir.

Halkan kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: