Xaaladda Baydhabo

Xaaladda Baydhabo

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ka dhalatay xariga Mukhtaar Roobow ee dowladda Soomaaliya.

Dhalinyaro taageersan musharax Mukhtaar Roobow ayaa xiray inta badan waddooyinka kalle duwan ee magaalada Baydhabo, iyagoona gubaya taayaro.

Xildhibaan katirsan Koonfur Galbeed ayaa sidoo kalle saakay lagu dilay Baydhabo, iyadoona la maqlayo rasaas ay ridayaan ciidamada ammaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com