Author: MCI

1 54 55 56 57 58 220 672 / 2631 POSTS
Haweenay geeriyootay maalmo kadib markii xil dowladeed loo dhaariyay

Haweenay geeriyootay maalmo kadib markii xil dowladeed loo dhaariyay

Guddoomiyaha dowlad goboleedka Puebla State  ee bartamaha dalka Maxico Martha Erika Alonso ayaa shil diyaaradeed ku geeriyootay maalmo kadib markii lo [...]
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidamada Booliska Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidamada Booliska Puntland

Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada booliska iyo daraawiishta Puntland, kaddib markii todobaadkan ay soo gaareen Puntland wa [...]
Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

Hay'adda GRT ayaa tababar kusaabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Dadka Qaxootiga ee dhibaatada caafimaad ay haysato sida loo daryeeli karo u qabatay xirfadla [...]
Tirada Xujayda Soomaaliyeed oo la kordhinayo sanadkaan

Tirada Xujayda Soomaaliyeed oo la kordhinayo sanadkaan

Wasiirka arrimaha diinta iyo awqaafta ee xukuumadda faderaalka Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xassan iyo wasiirka xajka iyo cumrada ee Sacuudiga Dr. M [...]
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalinaya khilaafka guddiyada baarlamaanka

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalinaya khilaafka guddiyada baarlamaanka

Guddoomiyaha baarlamaanka faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmihii lasoo dhaafay khilaaf uu kala dhaxeeyey madaxwaynah [...]
Dadka ku geeriyooday Foolkaanada iyo Tsunami ee Induniisiya oo sii korortay

Dadka ku geeriyooday Foolkaanada iyo Tsunami ee Induniisiya oo sii korortay

Shacabka degan dhulka xeebaha u dhow ee Induniysa ee Anak Krakatau ayaa looga digay inay ka fogaadaan xeebta, iyadoo ay soo baxayso baqdin laga qabo i [...]
Madaxa QM ee la socodka xabadjoojinta jilicsan ee Xudayda oo la kulmay dhinacyada

Madaxa QM ee la socodka xabadjoojinta jilicsan ee Xudayda oo la kulmay dhinacyada

Maxada QM ee howlgalka kormeeridda xabad joojinta jilicsan ee magaalada dekedda leh ee Xudayda  ayaa gaaray magaalada Cadan. Patric Cammaert, howlgab [...]
Saraakiil Mareykanka muhiim u ah oo shaqada uga tagay go’aankii Trump ee la bixidda ciidamadiisa Suuriya

Saraakiil Mareykanka muhiim u ah oo shaqada uga tagay go’aankii Trump ee la bixidda ciidamadiisa Suuriya

Sarkaal sare oo Mareykanka katirsan, muhiimna u ahaa la dagaalanka kooxda isku magacowday dowladda Islaamiga ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Suur [...]
Folkaano iyo Tsunami ku dhufatay dalka Induniisiya oo khasaare badan dhaliyay

Folkaano iyo Tsunami ku dhufatay dalka Induniisiya oo khasaare badan dhaliyay

Ku dhowaad 62 qof ayaa geeriyooday, 584 ayaana ku dhaawacmay kadib markii badgariirka Tsunami ay ku dhufatay xeebaha wadanka Induniisiya marinka Sunda [...]
Guddoomiyaha baarlamaanka oo ka hadlay weerarkii shalay kadhacay Muqdisho

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ka hadlay weerarkii shalay kadhacay Muqdisho

Guddoomiyaha baarlamaanka faderaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan ayaa ka hadlay weerarkii qaraxyada ee shalay lagu dilay dad gaaraya [...]
Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay weeraradii Muqdisho ee maanta

Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay weeraradii Muqdisho ee maanta

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu uga tacsiyadeeyey shacabka Soomaali [...]
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha qaraxyadii Muqdisho

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha qaraxyadii Muqdisho

Allaha u naxariistee qaraxyadii maanta duhurnimadii kadhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday labaatan qof, waxaana ku dhaawacmay afartan [...]
1 54 55 56 57 58 220 672 / 2631 POSTS