Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

Hay’adda GRT ayaa tababar kusaabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Dadka Qaxootiga ee dhibaatada caafimaad ay haysato sida loo daryeeli karo u qabatay xirfadlayaasha caafimaad ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee Bosaso.

Masuuliyiinta GRT iyo dadka la tababaray ayaa ka hadlay Xuquuqda aadanaha iyo daryeelidda dadka buka ee qaxootiga ah.

Hoos kadhegayso warbixinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com