Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

HomeWararka

Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

Wasiirka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada

WASIIRU DAWLAHA WASAARADA CAAFIMAADKA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO
Dayib Cali Xaashi: “Sanadkii 7-aad ayeey oromadu dagaal naggu haysaa”
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)

Wasiirka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqsdisho maanta sheegay in la xiray xabsiga Godka Jilicow.

Wasiirka amniga ayaa sheegay xabsiga in loo xiray sababo la xiriira inay ka cawdeen hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay xabsiga in loo badalay xarun lagu tababaro ciidamada NISA.

Waxaa loogu magacdaray horay xabsigan Allaha u naxariistee Gen: Axmed Jilicow Cadow oo lagu dilay Magaalada Muqdisho Sanadkii 2007, kaasi oo ahaa taliyihii ciidamadii nabad sugidda ee dowladdii Marxuum Maxamed Siyaad Barre.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: