Author: MCI

1 109 110 111 112 113 220 1332 / 2631 POSTS
Ardayda magaalada Baladweyne oo sirasmi ah uu ugu furmay imtixaankii shahaadiga (sawiro)

Ardayda magaalada Baladweyne oo sirasmi ah uu ugu furmay imtixaankii shahaadiga (sawiro)

Inka badan kun iyo afar boqol oo arday ardayda dugsiyada sare fasalka afaraad iyo dugsiga dhexe fasalka shanaad ayaa maanta u farriistay imtixaankii s [...]
Dagaal lagu siidaayay maxaabiis oo kadhacay Laascaanood (dhegayso)

Dagaal lagu siidaayay maxaabiis oo kadhacay Laascaanood (dhegayso)

Shacab ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin magaalada oo [...]
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ardayda Reer Baladwayne oo maanta u fariisanaya imtixaanka shahaadiga

Ardayda Reer Baladwayne oo maanta u fariisanaya imtixaanka shahaadiga

Ardayda faslka 4aad ee dugsiga sare iyo shanaad ee dugsiga dhexe ee magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saakay oo Axad ah u fariisana [...]
Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii Madaxwaynaha Puntland ee Arimaha Sool

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii Madaxwaynaha Puntland ee Arimaha Sool

Wasiirka warfaafinta ee Somaliland ahna afhayeenka guud ee madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo)  ayaa ka hadlay hada [...]
Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

Shacabka dalka Turkiga ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada dalkaasi ee waqtigeeda laga soo horumariyay, kaasi oo ay ku loolamayaan madaxwayn [...]
Madaxweyne Gaas: “Muuse Biixi waxaan leeyahay Ingiriis hadduu dhul ku siinayo Laascaano ma aha London, Xuddun ma ahan Birmingham …” (dhegayso)

Madaxweyne Gaas: “Muuse Biixi waxaan leeyahay Ingiriis hadduu dhul ku siinayo Laascaano ma aha London, Xuddun ma ahan Birmingham …” (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo maanta furay kalfadhigii 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si kulul uga hadlay xiisadda xoreynta gobolka Sool. "Shac [...]
Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu wax ka qabtay arrimaha caafimaadka, waxbarashada, dib u dhiska xarumaha booliska e [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Somaliland oo ka carootay warqad uga timid wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya

Somaliland oo ka carootay warqad uga timid wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa gudbiyay dacwad ka dhan ah ergayga QM ee arimaha Soomaaliya Micheal Keating, waxaana qoraal uu maamulka Somaliland uu udiray [...]
Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

Qarax ayaa ruxay goob ay ka socotay dibadbax lagu taageerayay hogaamiyaha cusub ee wadanka Itoobiya Abiy Axmed, kaasi oo ay ka qaybgaleen kumanaan dad [...]
Kalfadhiga 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo Kafurmay Garoowe

Kalfadhiga 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo Kafurmay Garoowe

Waxaa ka furmay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kalfadhiga 41aad ee golaha wakiilada ee Puntland, kaasi oo uu goob joog ka yahay madaxwaynaha [...]
1 109 110 111 112 113 220 1332 / 2631 POSTS