Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

HomeWararka

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

Shacabka dalka Turkiga ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada dalkaasi ee waqtigeeda laga soo horumariyay, kaasi oo ay ku loolamayaan madaxwayn

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 8aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Shacabka dalka Turkiga ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada dalkaasi ee waqtigeeda laga soo horumariyay, kaasi oo ay ku loolamayaan madaxwaynaha Turkiga Recep Dayib Erdogan oo katirsan xisbiga AK Part iyo  musharraxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince oo siyaasaddiisu tahay bidix dhexe.

Xisbiga musharax Erdogan ayaa dadaal ugu jira sidii meesha ay  uga saari lahaayeen kursiga raysal wasaare ee dalkaasi, taasi oo ay mucaaradku ku tilmaamayaan mid wiiqaysa dimuqraadiyadda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: