Author: MCI

1 108 109 110 111 112 220 1320 / 2631 POSTS
Wafdi kasocda Imaaraadka oo maanta soo gaaray magaalooyinka  Qardho iyo Badhan (dhegayso)

Wafdi kasocda Imaaraadka oo maanta soo gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan (dhegayso)

Wafdi kasocda Imaaraatka Carabta ayaa maanta gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan ee Puntland, waxaana ay la kulmeen boqor Burhaan Boqor Muuse iyo S [...]
Warka Habeenimo, Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaaso(dhegayso)

Warka Habeenimo, Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaaso(dhegayso)

Duhurwanaagsan kuna soo dhowaada Warka Habeenimo, waxaana warka inoo akhrinaya Maxamuuud Cabdi Ibraahim , xarunta Daljir Bossaaso. Dhegayste ha ill [...]
Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Xisbiga Wadani ee mucaaradka Somaliland ayaa ku dhaliilay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hanaan khaldan uu u maareeyey xiisadda magaal [...]
Guddoomiyaha golaha shacabka oo booqday xarunta baarlamaanka ee Jabuuti

Guddoomiyaha golaha shacabka oo booqday xarunta baarlamaanka ee Jabuuti

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminyo oo maalintii la [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axm [...]
Habeenkii ugu horeeyey ee calan Soomaaliyeed oo xor ah la suray dhulka oo xalay la xusay

Habeenkii ugu horeeyey ee calan Soomaaliyeed oo xor ah la suray dhulka oo xalay la xusay

Munaasabad wayn oo uu ka qaybgalay madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, guddoomiyaha baaramaanka, maamulka gobo [...]
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame “SAWIRRO”

Kigali, June 25, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay boo [...]
Israa’iil oo duqaysay goobo ka mid ah caasimadda Suuriya ee Dimishiq

Israa’iil oo duqaysay goobo ka mid ah caasimadda Suuriya ee Dimishiq

Laba gantaal oo ay soo rideen ciidamada Israa'iil ayaa lagu beegsaday goobo u dhow garoonka diyaaradaha ee caasumadda Suuriya ee Dimishiq, sida ay ku [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso maanta idinkaga soo jeedinay [...]
Dareenka shacabka Bosaso iyo Musuq maasuqa Puntland (dhegayso)

Dareenka shacabka Bosaso iyo Musuq maasuqa Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland ayaa ka hadlay eedaymo kalle duwan oo ku salaysan musuqmaasuq aoo wasiirka maal [...]
Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray dhigiisa Turkiga

Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray dhigiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan [...]
Erdogan oo ku guulaystay hogaanka Turkiga iyo awoodo dheeraad ah

Erdogan oo ku guulaystay hogaanka Turkiga iyo awoodo dheeraad ah

Recep Tayyib Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday dalkaasi, sida ay ku warameen saraakiisha guddiga doorashada. Natiijada [...]
1 108 109 110 111 112 220 1320 / 2631 POSTS