Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Xisbiga Wadani ee mucaaradka Somaliland ayaa ku dhaliilay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hanaan khaldan uu u maareeyey xiisadda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

“Dhul bahante markii hore ma’ahayn kuwa israaca balse waxaa israaciyay habka khalda ee Muuse Biixi” ayuu yiri Cali Cantar oo ah guddoomiyaha anshaxa ee xisbiga mucaaradka ee Wadani,

Waxaa uu sheegay kacdoonka siyaasadeed ee kajira magaalada Laascaanood inay sare usii qaaday dad uu ku sheegay dhalinyaro oo uu dirsaday madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com