Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

Wacaal Daray ah: Qarax kadhacay Dibadbax uu ka qaybgalay Raysal wasaaraha Itoobiya

Qarax ayaa ruxay goob ay ka socotay dibadbax lagu taageerayay hogaamiyaha cusub ee wadanka Itoobiya Abiy Axmed, kaasi oo ay ka qaybgaleen kumanaan dad ah caasimadda Itoobiya Addis ababa.

Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa goobta laga qaaday waxyar kadib, markii uu khudbadda dhamaystay, fagaaraha Meskel .

Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay dhowr qof inay ku dhaawacmeen qaraxa.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0