Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu wax ka qabtay arrimaha caafimaadka, waxbarashada, dib u dhiska xarumaha booliska ee gobolada, waddooyinka iyo tayaynta shaqaalaha dowladda.

Hadalkan ayaa Gaas waxaa uu ka sheegay mar uu soo bandhigayay waxqabadkiisa muddo sanad ah ee u kala dhaxeeya labada kal-fadhi 40aad iyo 41aad.

hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com