Author: Lakiman

1 979 980 981 982 983 1,486 11772 / 17823 POSTS
Guddiga xiriirka kubadda Cagta Puntland oo lagu dhawaaqay (Daawo)

Guddiga xiriirka kubadda Cagta Puntland oo lagu dhawaaqay (Daawo)

Wasiirka Shaqadda dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland iyo Jamaac Faarax ayaa ku dhawaaqay Guddiga xiriirka kubadda Cagta Puntland. https://youtu.b [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga, Garsoorka Iyo Cadaaladda Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga, Garsoorka Iyo Cadaaladda Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay laamaha Cadaaladda, Gars [...]
Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo sheegay in 8 rux loo xiray kiis kufsi ah (Daawo)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo sheegay in 8 rux loo xiray kiis kufsi ah (Daawo)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo Garoowe ka hadlayeey ayaa sheegay in 8 Ruux u xiranyihin Falkii Kufsiga iyo dilka ahaa ee Garoowe logu geeystay Hooyo H [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaama [...]
Askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda oo dil ka geeystay Muqdisho

Askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda oo dil ka geeystay Muqdisho

Askari ka tirsan ciidanka Booliska ayaa saaka Isgoyska Howlwadaag ku dilay darawal mooto bajaaj ah, iyadoo dhaawacay qof kale oo mootada la saarnaa. [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

Xaaladda dalka Suudan ayaa warar dheraad ah laga helaya ,iyado afgambiga ka dhacay dalkaas xilka looga tiray Madaxweynihi Sudaan Xumar Xasan Albashiir [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha Dalka Lagu Leeyahay

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha Dalka Lagu Leeyahay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayr, iyo wafidiga uu hoggaaminayay ee maalmahaan ku sugnaa magaalda Washington [...]
Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyeey gobalka shabeelaha Hoose

Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyeey gobalka shabeelaha Hoose

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay shalay kula beegsadeen Al-Shabab, meel ka mid ah Gobolka Shabeellada Hoose. War ka soo baxa [...]
Kenya oo howlgal ka fulinaysa Xadka Soomaaliya

Kenya oo howlgal ka fulinaysa Xadka Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya kaga dhawaaqday howlgal weyn oo ay dooneyso in ay kusoo furato dhaqaatiir Ajnab [...]
Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU

Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis kaalmo farsamo la saxiixatay Ururka Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caa [...]
Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. A [...]
1 979 980 981 982 983 1,486 11772 / 17823 POSTS