Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

Xaaladda dalka Suudan ayaa warar dheraad ah laga helaya ,iyado afgambiga ka dhacay dalkaas xilka looga tiray Madaxweynihi Sudaan Xumar Xasan Albashiir.

Maxamuud Xasan Cabdul oo ka mid ah ardayda wax ka barata dalkaasi ayaa daljir uga waramay xaaladda dalkaas iyo somaalida siday tahay xaladooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com