Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

HomeWararka

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka. Kulankii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhamaaday buuq iyo Sawaxan ka markii ay soo xaadireen Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.

Wasiir Jamaal oo dhagaxdhigay garoonka kubadda cagta ee Dhahar
Waraysi: Dr. Xabeeb iyo maalinta Dhimirka Aduunka (dhegayso)
BADBAADO | Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka.

Kulankii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhamaaday buuq iyo Sawaxan ka markii ay soo xaadireen Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: