Waraysi: Dr. Xabeeb iyo maalinta Dhimirka Aduunka (dhegayso)

Waraysi: Dr. Xabeeb iyo maalinta Dhimirka Aduunka (dhegayso)

Maalinta oo ay taariikhdu ku beegantahay 10 Aktoober waxaa dunida laga xusayaa maalinta dhimirka .

Hadaba Soomaaliya ayaa ah wadamada ay ku sii kor dhayaan dadka dhimirka qaba taas oo loo aaneenayo isticmaalka Mukhaadaraadka, Shaqo la’aanta, Qaraxyada iyo dagaalada sokeeye.

Halku dhiga sanadkan ayaa ah ka hortaga isdilka.

Hadab maxay uga dhigantahay maanta oo kale dadka xanuunkan qaba? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay D.r Xabeeb oo ku taqasusay cudurkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com